Mid kamid ah Degmooyinkii ugu nabdoonaa Muqdisho oo cabsi darteed looga guurayo 

Degmada Howl Wadaag ee gobolka Banaadir waxa ay safka hore uga jirtay Degmooyinka ugu nabdoon ee magaalada Muqdisho 6-dii sano ee lasoo dhaafay, hasa ahaatee amaanka degmada ayaa hada u muuqda mid faraha kasii baxay. Waxaa maalmihii ugu dambeeyay Degmada Howl Wadaag kusoo kordhay dhacdooyin argagax leh ay geesanayaan rag hubeesan oo xiran dareeska ciidanka … Continue reading Mid kamid ah Degmooyinkii ugu nabdoonaa Muqdisho oo cabsi darteed looga guurayo